Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo Suuq lagu iibiyo wax soosaarka beeraha ka hirgaliyey Magaalada Jowhar..

0
47

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka dowlad goboleedka  Hirshabeele ayaa magalada jowhar ka daahfurtay Suuq lagu iibiyo wax soosaarka beeraha sidokalana waxa ay ku wareejiyeen qalab bereed qaar kamida iskaashitooyinka gobolka Shabeelada Dhaxe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here