Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxamed Salaad Cilmi agaasimaha waaxda siyaasadda iyo qorshaynta wasaaradda Beeraha iyo waraabka Galmudug oo waraysi siiyay Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu sheegay In wasaaraddu ay shaqo wanaagsan k qabatay sidii sare loogu qaadi lahaa wax soo saarkaa beeralayda Galmudug, agaasimaha ayaa dhanka kale beeralayda ugu baaqay inay xoojiyaan tabcashadooda dalagyada kala duwan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali