Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha dowladda Galmudug Dr Axmed-nuur Cismaan Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha wasarradda ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray tababar 5tii maalin ee la soo dhaafay u socday shaqaalaha wasaaradda ee ka hawlagala degmooyinka dowladda Galmudug.
Tababarkan oo ay bixinayeen quburo ku taqaqusay cilmiga beeraha ayaa wasaaraddu ugu talagashay in kor loogu qaado islmarkaana lagu kobciye aqoonta iyo xirfadda shaqaalaha wasaradda Beeraha dowladda Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi