Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay Wasaaradda bilaawday baaritaan lagu sameynaayo tayada iyo nafaqada carada beeraha qaar ka mid ah deegaanada Jubaland, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.
Waxaa Barnaamijka waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor