Wasaaradda beeraha XFs oo balan qaad u samaysay beeralayda soomaaliyeed.

0
83

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Beeraha XFS, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka iibsan doonto dalagyada bariiska ee ay beertaan muwaadiniinta.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshe lagu dhiirrigelinayo wax-soo-saarka gudaha iyo yareynta ku-tiirsanaanta cuntooyinka dibadda laga keeno.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here