Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa sheegay in beeraleyda Soomaaliyeed ay sameeyeen horumar weyn oo la taaban karo dhanka wax-soo-saarka, taasoo gacan ka geysan doonta horumarinta dhaqaalaha dalka.
Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.