Wasaaradda Beeraha XFS oo soo bandhigtay qalab lagu horumariyo Beeralayda Dalka.

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo bandhigay in kabada 30 Cagaf cagaf oo loogu talagalay in lagu xoojiyo beeralayda Soomaaliyeed si sare loogu qaado wax soo saarka dalka  sid uu sheegay wasiir Mareeye.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here