Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug mudane Cabdiwali Cabdullahi jaamac ayaa Magalada Dhuusamareeb ee Casimada galmudug ka daahfuray Shirka Dib-u-egista Mashaariicda Caafimaadka Dowladda Galmudug .
Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen wax’yaha kala duwan ee Wasaaradda Caafimaadka galmudug , Hay’adda ka shaqeeya mashaariicda Caafimaadka Galmudug iyo Marti sharaf kale ayaa lafilayaa inta oo socdo in looga hadlo sidii loo dardar galin laha mashariicda caafimaadka laga fuliyo deeganada galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sacdiyo Cabdulqadir Yuusuf