Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agasimaha guud ee wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada galmudug Cabdiwali Mohamed Ahmed ayaa sheegey inay wasaradda caafimaadka galmudug ay wado qorshaal ku aadan sidii bulshada loogu sameyn laha wacyigalinta guud ee tayo-dhowka guud deeganada galmudug Si loo helo bulsho Caafimaad qabta .
Dhanka kale Agasimaha guud ee wasarada caafimaadka galmudug Dr Abdiwali Mohamed Ahmed ayaa ganacsataada reer galmudug ugu baaqay inay iska hubiyaan Badeecadda ay keenaan dalkaSi loo ilaaliyo tayo-dhowrka guud ee dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf