Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo lagu wareejiyey agab caafimad

0
47

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Xilli goobaha caafimaadka ee kuyaala deegaanada kala gadisan ee dowlad goboleedka Jubbaland ay kajirto baahi agabka caafimaadka ee ay kushaqeeyaan ayaa wasaarada caafimaadka jubaland lagu wareejiyay agab caafimaad oo ay kujiraan sariiro loogu talogalay in loogu adeego xiliga hooyadu dhalayso iyo kuwa bukaanka xiliga baaritaanada caafimaad loosamaynayo loogu adeego.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here