Wasaaradda Caafimaadka koofur galbeed oo agab caafimaad ku Wareejisay isbitaalka Degmada Afgooye.

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka Dowladda KGS ayaa Isbitaalka Guud ee Degmada Afgooye ku Wareejiyay agabka caafimaad waxana goobta lagu wareejiyay agabka caafimaad goob joog aha wasiirka wasarada arrimaha gudaha koofur galbeed Somalia ,gudoomiyaha gobolka shableeha hoose, gudoomiyaha degmada Afgooye ,dhaqaatiir iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Afgooye.
Gudoomiyaha gobolka shableeha hoose iyo gudoomiyaha degmada Afgooye ayaa sida jir ah waaarada caafimaadka koofur galbeed Somalia uga mahadceliya garab istaaga ay u fudiyeen bulshada degmada Afgooye.

Warbixintan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here