Wasaaradda Caafimaadka XFS oo amartay Xirfadlayaasha caafimaadka dalka iney mudo bila iskudiwaan galiyaan

0
94

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS oo dhammaan mihanadlayaasha caafimaadka iyo xarumaha caafimaadka gaarka loo leeyahay iyo kuwa guud fartay inay muddo Bil gudaheeda ah iska soo diiwaan galiyaan Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka NHPC si ay u helaan Ruqsada rasmiga ah.

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here