Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka daahfuray mashruuca yareenta nafaqa-darida caruurta..

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka soomaaliya ayaa magaalada muqdisho ka furay mashruuca yareynta nafaqadarada carruurta soomaaliyeed.
Dr-Ali Haaji aadan wasiirka Caafimaadka soomaaliya ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ka xooga saareyso caafimaadka iyo daryeelka hooyada iyo dhalaanka.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here