Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ku qabatay aqoon iswaydaarsi ku saabsan isticmaalka daawooyinka jeermis dilaha ah.

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka shanaysa hay’adda Caafimaadka aduunka ee WHO ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon iswaydaarsi ku saabsan in si wanaagsan loo isticmaalo daawooyinka jeermis dilaha ah.
Kulankaan oo soconaya mudo laba maalina ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhaqatiir iyo masuuliyiin ka socotay xarumaha caafimaadka caasimada waxaana lagu soo bandhigay habka wanaagsan ee loo isticmaali karo daawooyinka jeermis dilaha.
Agaasimaha hay’adda maaraynta dawooyinka qaranka Dr-Farah Mohamed ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ka go’an tahay wacyi galinta bulshada ee si qaldan u isticmaal

waxaa warkaan soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here