Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta duumada Adduunka

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Muqdisho ku qabatay xuska maalinta duumada Adduunka taas oo Sanadkasta la xuso. Malinta Caamiga dumadda ayaa lagu soo bandhiga tirada ugu badan ee kiisaska qaba xanuunka malaria

Madaxa mashruuca dumaada Wasaaradda Caafimaadka XFS Sagaal Mohamed xuseen ayaa soo bandhay tiradda kiisaskii ugu badana ee laga diiwangaliya Soomaaliya sanadkii lasodhay.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here