Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho kusoo bandhigtay natiijada Cilmibaarisyo laga sameeyay heerka uu gaaray HIV AIDS

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magalada Muqdisho ee Caasimada dalka kusoo bandhigtay natiijada Cilmibaarisyo kala duwan oo sanadihii lasoo dhaafay laga sameeyay heerka uu gaaray xanuunka HIV AIDS.
Cilmi baaristaan ayaa waxaa sameysay wasaaradda Caafimaadka XFS waxana laga sameyey 6 degmo oo kamid ah dalka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here