Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar ku saabsan xakamaynta cudurada faafa ka furtay magaalada Muqdisho.

0
60

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay tababar ku saabsan ka-hortagga, sahminta, daraaseynta iyo xakamaynta cudurada faafa oo loo qabtay qaar ka mid ah howlwadeenada caafimaadka.

Tababarkan oo uu soo qaban qaabiyey machadka caafimaadka qaranka Waxana shirkan ka qeybgalay howladana caafimaadka ee heer federal, heer Dowlad goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here