Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda cadaalada iyo arimaha garsoorka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug waxa ay kafurtay xafiiska cabashada bulshada Gobalka Mudug wasaarada ayaa sheegtay in Xafiiska laga furay magaalada Gaalkacyo uu qaban doono cabashooyinka kala duwan ee bulshada Gobalka Mudug taas oo ay gaarsiin doonaan xafiisyada ay qusayso sida bahda cadaalada madaxweynaha iyo xafiisyada kale ee dowladda.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi