Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaalada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta Jubbaland ayaa magaalada kismaayo tababar uga furtay qaar kamida ciidanka Asluubta ee Xabsiga degmada Kismaayo. Tababarka ayaa ciidanka Asluubta lagu baraya qaabka looga shaqeeyo xabsiyadda.
Wasiirka wasarada Cadaalada Awqaafta Iyo Arimaha Diinta Jubbaland Mohamed yuusuf cumar ayaa ka warbixiya tabarka iyo waxyabaha looga hadla.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf