Wasaaradda cadaaladda Galmudug oo ka warbixisay doorka ay ka qaataan xalinta khilaafaadka

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda Garsoor-dhaqameedka wasaaradda cadaaladda Galmudug Cumar Isaaq Nuur oo waraysi siiyay idaacadda Daar-dheer ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay Barnaamijka ADR oo wasaaraddu ka hirgelisay qaar kamid ah degooyinka Galmudug.

Barnaamijkan ayaa kaalin ka qaata xallinta khilaafaadka madaniga ah ee deegaannada Galmudug, waxaana wasaaradda kala shaqeeya odoyaasha dhaqanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here