Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda deeegaanka iyo isbadalka cimilada iyo hormarinta reer miyiga ee Galmudug oo kaashanaysa maamulka dhuusamareeb ayaa daah furtey mashruuc bilic soo celin ah caasimadda
Daahfurka mashruucan oo ay ka qeybgaleen bulshada qeybahooda kala duwan ayaa lagu gorfeeyey dadaalada la samayn karo si loo gaaro xalwaara oo ku aadan nadaafada Magalada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali