Wasaaradda deegaanka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayey xeerarka laqabsiga isbedelka cimilada

0
103

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Galmudug oo kaashanaysa hay’adda UNDP ayaa waxaa ay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ku qabatay kulan looga hadlayay siyaasadda kla qabsiga isbedelka cimilada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here