Wasaaradda deegaanka puntland oo ku baaqay joojinta xalufinta deegaanka.

0
45

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasarada deegaanka iyo isbedelka Cimilada maamulka Puntland ayaa Wado dadaalo lagu joojinaaya jarista
dhirta si looga hortago xaalufinta deeganka si loo yareeyo qatarta Isbedalka Cimilada oo xiligan la joogo sameyn taban ku leh .
Wasaradda ayaa shegtay in sharciga lala tiigsan doono cidkasta oo deegaanka xalufin ku sameysa.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here