Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug oo waddoi qorshe ay dhalinyaradu qayb kaga noqonayaan dib u heshisiinta

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug ayaa sheegatay in ay waddoi qorshe ay dhalinyarada Galmudug  qayb kaga noqonayaan dib u heshisiinta Bulshada Galmudug oo deegaano badan ay daganyihiin kajiran colaado qabiilada dhexdooda ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here