Wasaaradda dhalinyarada XFS oo shaacisay xiliga lasoo gaba-gabeynayo tartanka kubada cagta dugsiyada gobolka Banaadir

0
97

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Mohamed Barre mohamud ayaa ka hadlay xiliga lasoo gaba-gabeynayo tartanka kubada cagta dugsiyada sare ee gobolka Banaadir oo hada maraya heer gaban gabo ah.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here