Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug oo magacaawda Guddoonka Ciyaaraha Dhusamareeb.

0
27

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur, ayaa magacaabay Guddoonka Ciyaaraha ee Degmada Dhuusamareeb.

Guddoomiyaha Xariirka Kubadda Cagta ee Dhuusamareeb ayaa loo magacaabay Mudane Muscab Cabdullaahi Botaan, halka ku-xigeenka Guddoomiyaha loo magacaabay Abdulkadir Cabdullaahi Nor.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here