Wasaaradda Diinta iyo Arrimaha islaamka DFS oo go’aamisay qiimaha xajka 2025.

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Diinta iyo arrimaha islaamka DFS iyi guddi dhowaan loo xilsaaray qiimaynta arrimaha xajka ee sanadkan ayaa waxaa ay soo saareen go’aan ku saabsan qiimaha xajka ee sanadkan.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Diinta iyo Arrimaha ISlaamka Dowladda federaalka soomaaliya oo ay wehliyaan guddiga qiimaynta xajka ayaa waxaa ay sheegeen qiimaha sanadkan ay kusoo xajin karaan dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay soo gutaan tiirka islaamka ee Xajka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here