Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la bilaabay qabashada Baasaboorada Xujeyda Soomaaliyeed ee daneynaya Sanadkaan in ay soo gutaan waajibaadka Xajka.
Dadka doonaya iney soo xajiyaan laga rabaa lacag horumarisa oo ay qadayaan shirkadaha sanadkan qaadaya xujeyda waxaana lacagtaas tahay qadashaa Baasaboorada.
Abdulahi Abdulkadir Nor aya soo jeedinaya