Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS oo amarro ka soo rogtay wadayaasha mootooyinka FEKON-ta

0
72

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS ayaa maanta amarro cusub ku soo rogtay wadayaasha mootooyinka FEKON-ta, waxaana amarradaan warbaahinta la wadaagay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada mudane Bashiir Macalin Cali.

Warkan waxaa soo jeedinesa Abdullahi Cabdulqadir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here