Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo degmada Luuq ku qabatay kulan looga hadlayay deeqaha la leexsado.

0
49

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaarada Gargaarka, Maareeynta iyo Musiibooyinka dowlad goboleedkq Jubbaland ayaa degmada Luuq ee gobolka Gado ku qabatay kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa deeqaha la leexsado kuwaasi oo loogu talagalay dadka danyarta ah ee degmada Luuq iyo gudahaan gobolka Gado.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa Faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here