Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Magalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayey Gargaarka.

0
60

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay shirka bilaha ah ee Wasaaradda shirka ayaa wax ka soo qebgay qaar ka mid wasaraddaha, qaarka mid ah gudoomiyaha degmooyinka Jubbaland iyo qaar ka mid ah hay’adaha Samalka ee ka howlgasha deeganada Jubbaland waxana shirka diyaradda lagu saaraaya sidi hormar balan looga sameyn laha arrimaha bini aadamnimadda ee deeganadda Jubbaland.

Warkan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here