Wasaaradda Haweenka ee Jubbaland oo soo dhaweysay ansixinta Xeerka Joojinta Gudniinka Fircooniga

0
86

Xili dhowaan golaha wakiilada dowlad goboleedka Jubbaland Ansixiyeen xeerka joojinta naafaynta xubnaha taranka gabdhaha yar yar ayaa Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka Jubbaland Cadar Cabdullahi Ismaaciil waxaa ay uga mahadcelisay gollaha Baarlamaanka Jubbaland ansixinta Xeerka mamnuucida gudniinka fircooniga.

Warkan waxaa faahfaahinayasa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here