Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):– Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Aadanaha Galmudu ayaa magaalada Dhuusamareeb waxaa ay kuq abatay shir ay kusoo gaba-gabaynayso kualmmo maalmihii laoo dhaafay u socday oo ku saabsan horumarinta Doorka Haweenku ka qaadan karaan nabad dhiska iyo xallinta khilaafaadka.
Masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha Galmudug qaarkood iyo bulshada rayidka ayaa kasoo qayb-galay shirkan waxaana madaxdii munaasabadda joogtay ay bogaadiyeen mowduucan iyagoo ku taliyaya in haweenka la siiyo kaalintooda ku aaddan ka qaybgalka Nabadda.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali