Wasaaradda Haweenka XFS oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan Hidise sharciyeedka Jinsiga

0
131

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan oo looga doodayay Hindise sharciyeedka dambiyada jinsiga iyo shuruuc kale ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho ee caasimadda Dalka, waxaana kulankan qayb ka ahaa msuuliyiin ka socday Gobolka Banaadir, Xafiiska garyaqaannada, Wasaaradda cadaaladda iyo Ururrada bulshada rayidka.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here