Wasaaradda howlaga guud XFS oo sheegtay in ay dhawaan bilaaban doonaan mashariic dib loogu dhisayo Waddooyinka Dalka.

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda howlaha guud ee XFS Siciid Maxamed Maxamuud Xayd ayaa sheegay in wasaaradu bilowday mashaariic lahu hormarinayo Wadooyinka iyo biyo xireenada dalka.
wasiir dowlaha ayaa magacaabay magalooyin ay a ka mid tahay Garoowe Kismaayo iyo Baydhabo oo ay ka socdaan Mashariicdaas.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulqadir Nor 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here