Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo ku baaqday in la banneeyo dhulalka Danta guud ee deegaannada Galmudug

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Howlaha guud iyo dib u shiska Galmudug Khalid Abdi Yusuf oo la hadlayay Radio Daardheer ayaa waxaa uu bulshada reer Galmudug ugu baaqay in la banneeyo dhulalka danta guud inta aan dowladdu u baahan.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here