Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Jubbaland oo kaashanaysa maamulka degmada Dhoobley ayaa bilaabay mashaariic laga hirgalinayo degmadaasi, Mashaariicda hadda bilowga ah waxaa ka mid ah waddo laami ah Iyo garoon diyaaradeed oo laga dhisayo si casri ah.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali