Wasaaradda Howlaha guud iyo maamulka degmada Dhoobley oo daah-furay mashruuca Dhismaha waddooyinka ee degmadas

0
132

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland iyo maamulka degmada Dhoobley ayaa daah-furay mashruuca master baleenka dhismaha wadada halbowlaha u ah degmada Dhoobley Ee gobolka jubbadda hoose . Waxna sida jirka ah uga hadley

Gadoomiyaha degmada Dhoobley xasan Cabdi xaashi iyo taliyaha amniga guud Mohamed Haybe ayaa ka hadleen dardargalinta wadooyinka degmada

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here