Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo bandhigtay mashruuc lagu dhisayo xaafadaha isku raranka ee dalka.
Mashruucan ayaa lagu qorsheynayaa in lagu horumariyo xaaladaha nololeed ee dadka ku nool goobaha ay isugu yimaadaan dadka badan, si loo hagaajiyo qaab dhismeedka iyo adeegyada bulshada ee ku yaal xaafadahaas.
Waxaa soo jeedineya:Abdullahi Abdulkadir Nor