Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo daah-furtay guddiga hubinta tayada iyo badqabka Kalluunka Soomaaliya

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa daah-furtay qorshe muhiim ah oo lagu dhisayo guddiga hubinta tayada iyo kormeerka badqabka kalluunka Soomaaliya. Qorshahan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo wax-soosaarka kalluumeysiga iyo sugnaanta badqabka kalluunka si loo hubiyo in kalluunka laga helo Soomaaliya uu noqdo mid waafaqsan heerarka caalamiga ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here