Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland Dr. Rashiid Maxamuud Yusuf ayaa Magaalada Garowe tababbar uga furay qaar ka mid ah haweenka ka ganacsada kaluunka iyo kuwa hada loo tababaraayo habka loo sameeyo iyo habka loo qalajiyo kaluunka ee ku sugan meelaha ka baxsan xeebaha.
Ujeedka tababarka ayaana ahaa fahanka faaiidada kaluunka ee bulshada Puntland.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali