Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiinta sare ee Wasaaradda Maaliyadda, maamulayaasha furdooyinka, ganacsato, iyo saraakiisha hoggaanka ilaalada cashuuraha.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama