Wasaaradda Qorshaynta Mamulka Puntland oo bulshada deegaanka Xudun ku wareejiyay mashaariic laga hergeliyay deegaankaas .

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo hormarinta caalamiga mamulka Puntland oo ay wehelinayaan Wasiir dawlaha Wasaaradda deegaanka ,Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa bulshada deeganka Xudun ee degmada Godobjiraan ku wareejiyay mashaariic laga hergeliyay deegaankaas .

Ugu horey wax siwada jir ah uga hadla gadoomiyasha deeganka xudun iyo kan deeganka Godobjiraan wax ayna
Sheegey ka faa,iideysan doonaan mashariicda hormarineed ee deeganka

Dhanka kale wasiirka wasarada qorsheyta iyo xiriirka caalamiga mamulka putland
Mohamed siciid faroole ayaa bulshada ugu baqay in ilaaliyaan mashariicda hormarinta deegaanka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here