Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa si rasmi ah u daah furay warbixin-Sanadeedka Mashaariicda Dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdulahi Abdulkadir Nor