Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo qabatay Shirka sadax biloodla ah ee wasaraddaha koofur galbeed….

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga downlad goboleedka Koonfur Galbeed aya qabatay Shirka sadax biloodla ah ee wasaraddaha koofur galbeed iyo Hayadada ka howlga deeganada koofur galbeed kaa oo lagu qabtey magalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay.

Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Koonfur Galbeed
Yacquub isaq xuseen ayaa Shir Guddoomiyey kulan sadax biloodla ah kaa oo looga hadla waxyabihii u qabsooma wasarada qorsheyta iyo Hayadada ka howlgala deegaanadda koofur galbeed.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here