Wasaaradda Qorsheynta oo Muqdisho Ku Qabatay Shir Ku Saabsan Saadaasha Dhaqaalaha.

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay daabacaadda labaad ee Warbixinta Odoroska Dhaqaalaha Soomaaliya, taasoo muujinaysa isbeddelada dhaqaale iyo saadaasha kobaca sannadaha soo socda.

Kulankan waxaa ka qeybgalay wasiirro ka tirsan dowladda, ganacsato, ururada bulshada, xubno ka socday deeq-bixiyeyaasha, iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here