Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-wasaarada qorsheynta Xfs ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirka xalka waara ee yareynta saboolnimada.
shirkaan waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay dowlad goboleedyada dalka ugu horeyn waxaa shirka ka hadlay lataliyaha xalka waara ee wasaaradda qorsheynta Xfs Sakariye Xari ahmed waxaaana uu sheegay in qorshahaan uu ka yimid dadka barakacyaasha ee dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor