wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada PL oo Garoowe ka daahfuray shirka ansixinta qorshaha 5-ta sano.

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada DPL ayaa Garoowe ka daahfuray shirkan oo ahaa qorshaha lagu soo bandhigayay ansixinta qorshaha 5-ta sano ee Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada DPL waxaana ka qeyb galay madaxda wasaaradaha iyo Hay,adaha ay bah wadaagta yihiin wasarada.

warkan waxaa soo jeedinaya.Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here