Wasaaradda Tamarta iyo Khayraaadka Biyaha Dawladdda Galmudug oo xarigga ka jartay Ceel-Biyood laga hirgaliyay deeganka Buulaley Mudug

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xarigga ka jartay ceel biyood ay ka hirgalisay deegaanka Buulaley oo hoos taga degmada Gaalkacyo. Ceelkan ayaa lagu xaliyay baahi biyo la’aaneed oo haysatay dadka deegaanka, wuxuuna qeyb ka yahay dadaallada ay wasaaraddu ku ballaarinayso helitaanka biyaha nadiifta ah.

Waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here