Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Galmudug oo deegaanka Ardo ee gobolka Galguduud ka qodaysa Ceel-biyood cusub.

0
87

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug ayaa deegaanka Ardo oo hoos taga degmada Cadaado e gobolka Galguduud waxaa ay ka billowday qodista Ceel biyood riig ah oo bulshada deegaankaasi baahi u qabeen, Masuuliyiin uu kamid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Galmudug ayaa daahfuray qodista ceelkan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here